Muuqaalka:.Wabiga Shabeelle Oo Biyo Keenay

0
19

Wabiga shabeelle ee dhax mara Magaalada Baladweyne ayaa Manta biyo keenay kadib mudo dhowr Bilood oo biyo la’aan aad u baahsanay ka jirtay Magaalada

Qaar kamid ah shacabka Baladweyne oo la hadlay Radio Hiiraanweyn ayaa sheegey in ay ku farxeen biyaha wabiga uu wado

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here