AKHRISO: Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta

0
14

Madaxweynaha Puntland ayaa Taliye kuxigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland u magacaabay Sareeye Guuto Saciid Axmed Maxamed (Shoodhe) ka dib markii uu dhawaan iscasilay General Deyr Xaaji Cabdi oo muddo dheer soo hayay shaqadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here