{DAAWO SAWIRADA} Naadiga Wax-akhriska iyo Qorayaasha Gobolka Hiiraan oo Soomaliland ka dalbaday in ay sii daayan Abwaanad Naciima Qorane

0
34

Iyadoo dhawaan maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ay ku xukuntay 3 sano oo xadhig ah  Abwaan Naciimo Qorane ayaa waxaa Kulan ay soo qaban qaabiyeen Naadiga wax akhriska iyo Qorayaasha Gobolka Hiiraan Waxaa Looga hadlay Xariga Abwaanada iyo Sida ay uga xun Yahiin Abwaanada iyo Qoyaasha Soomaliyed

Qaar kamid ah Dadkii kulanka ka qeeyb galay ayaa ka codsaday Madaxweynaha  Soomaliland Muuse Biixe Cabdi in ay sii daayan Abwanada Madaama ay tahay qof dumar ah Oo Magac iyo Maamus ku leh Bulshada Soomaliyeed.

Qoroyaasha iyo Abwaanada Gobolka Hiiraan ayaa sheegey in qof walba oo Soomaliyed ay u madaxnanaan yahay Aragtideesa iyo Cida uu taageerayo Aadna uga xun Yahiin Xariga Abwaan Naciimo Qorane

15 kii April 2018 ayey aheed Markii Abwaan Naciimo Qorane ay maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa waxay ku xukuntay 3 sano oo xadhig ah, kadib markii maxkamaddu ay sheegtay in lagu helay danbi ah hadallo cay ah oo ka dhan ah Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here