Wednesday, May 23rd, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA }Tababar Ku Saabsan Ka Hortaga Qaraxyada Oo Loosoo Xiray 30 Kamida Ciidanka Xooga Dalka Qeybta Buulo Burte

Published on April 19, 2018 by   ·   No Comments

Sodon askari oo ka tirsan ciidanka xoga dalka ururka sadaxaad oo ka tirsan guutada shanaad ee gobolka hiiraan ee ku sugan degmada buulo burte  ayaa loosoo gababeeyey  tababar ku saabsan qaabka looga hortago loona qarxiyo  qaraxyada la aaso ee lala eegto gawaarida ciidamada iyo masuuliyiinta  iyo waxyaabaha haraadiga ah ee gumacyada ah ee  qarxa kuwaasoo inta badan wax yeelooyo dadka shacabka ayaan manta lasoo gabageeyey.

Tababarkan oo amisom ku caawisay ciidamada soomaalida si ay uga hortagaan qatarta qaraxyada loo dhigo iyo kuwa shacabka loo geeysto intaba ayaa waxaa bixinayay saraakiil ka tirsan ciidanka hiil walaal ee jabuuti eek u sugan degmada buulo burte

Gudoomiyaha degmada buulo burte cabdi daahir guure karoore ayaa sheegay in tababarkaan wax badan uu ka badali doono qatarta uga imaan jirtay qaraxyada shabaabku ku wax yeeleeyaan shacabka iyo ciidamada waxana uu umahad eliyay ciidamada amisom gaar ahaan hiilwalal

Taliya ururka sadaax ee ciidanka xooga col cabdullahi bare ayaa dhankiisa u mahadceliayay masuuliyiinta amisom ee  hiil walal waxana uu sheegay ciidanka qaranka oo waajibkiisa gudanayo in ay barteen ka hortaga qaraxyada

Qaarkamaida ciidamada ka faaideystay fursadaan ayaa sheegay in ay wax badan ka fahmeen qaabka ay uga hortagi lahaayeen qaraxyada loo dhigo iyaga iyo shacabkaba waxana ay sheegeen in ay ku faraxsanyihiin

Tababarkan ku saabsan ka hortaga qaraxyada ayaa kusoo beegmaya iyadoo Dhawaan ayeey aheyd markii uu qarax miino oo ah kuwa dhulka lagu aaso uu ku qarxay todoba qof oo shacab ah duleedka degmada buulo burte kaasoo al shabaab ay u dhigeen ciidanka dowlada soomaaliya

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DHAGEYSO} Warka duhurnimo Ee Idaacada Hiiraanweyn Xarunteda Magaalada B/weyne

May, 23, 2018
Dhageysatayaasha  sharafta leh ee  Radio Hiranweyn ee Magaalada Baladweyne ee ku xiran Webkeena Www.Hiiraanweyn.net ama Hiranweyn.com Waxaan idin soo gudbineyna Warka ...

{DAAWO MUQAALKA} Maamulka Gobolka Iyo Shacabka oo Bilaaway Dhismaha Wadada Isku xirto Baladweyne Iyo Jeento Kundisho

May, 23, 2018
Waxaa dib loo bilaaway dayactirka wadada laami ah oo uu daadka bur buriyay wadadaas oo  isku xirto Bartamaha ...