{DHAGEEYSO} Gudoomiye Cali Jeeyte Oo Ka Hadlay Sababta Uu Xilka ugu Wareejin Waayey Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Hiiraan

0
46

Gudoomiyahi Hore ee Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa sheegay in Balamo la xariira qorshaha loo maamulayo Maaliyada Gobolka ay isku fahmi waayeen Madaxda Maamulka Hirshabeelle taasina ay sababtay in ay soo deg degto Xilka qaadistiisa .

 

Cali jeeyte Cismaan  ayaa shegeey In Gudoomiyaha sharciga uu yahay Cabdullaahi Sufuroow lakiin uusan xilka wareejin doonin ilaa laga xalinayo culeeysyo iyo deeyman lagu lahaa Maamulkii Hore ee shaqada waday

Halkan Hoose kadhageeyso codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here