{DHAGEEYSO} Wararkii Ugu Danbeeyey Howlgalo ka socda Deegaano ka Tirsan Gobolka Hiiraan

0
10

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa Howlgalo kabilaabay Deegaano badan oo hoos taga Gobolka Hiiraan, iyadoo Howlgaladaas Saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen in lagu  dilay Tiro badan oo ka mid ahaa Al-Shabaab.

Maxamed Nuur Cagajoof Afhayeenka Maamulka Gobolka  Hiiraan ayaa faahfaahiyey howlagalkaas waxa uuna sheegay in rag badan ay ku dileen howlgalkaas,isla markaana ay ku furteyn Gaadiid ciidan.

“Waxaan Dilnay rag  aad u badan oo tiradooda aan kuugu sheegi karo ilaa 30 Dagaalame, sidoo kale waxaan kaqab sanay Deegaano ay Dadka Danyarta ah ku dhimaateyn jireen xili kasta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here