Wednesday, May 23rd, 2018
Advertisements
Advertisements

Madaxweyne Farmaajo Oo U Hamalyeeyey Da’yarta Xulkeena Ee Gaaray Fiinaalaha CECAFA

Published on April 25, 2018 by   ·   No Comments

Xulkeena ayaa markii ugu horreysay isa soo taagay Finalka Cecafa Under -17 kaddib markii ay Galabta gool Madi ah kaga adkaadeen Uganda.

Madaxwayne Farmaajo ayaa Hambalyo iyo fariin gaaban u soo diray wiilasha dalka u soo hoyay Guusha Qaran.

 

Madaxweynaha waxa uu beegsaday bartiisa Twitter-ka wax yar kaddib markii ay xulka ka badiyeen Uganda oo ay la ciyaarayeen afar dhammaadka tartanka.

Mohamed Farmaajo

@M_Farmaajo

Congratulations to our Under 17 for reaching the CECAFA cup final. You have made us proud. I wish you well and bring the cup home.

“Waxaan u hambalyeynayaa Xulkeenna Qaranka ee ay da’doodu ka hooseyso 17 sano jirka oo galabta u gudbay ciyaarta kama dambeysta ah ee Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika, keddib markii ay hal iyo eber kaga badiyeen Xulka Uganda.“Waxaad sare u qaadeen sharafta dadkeena iyo dalkeena, waxaadna muujiseen karti iyo dadaal dheeri ah.

“Waxaan rajeynayaa inaad koobka lasoo guryo noqotaan Insha Allah.”. Mudane Maxamed Caddulaahi Farmaajo ayaa sidaa ku soo qoray Boggiisa Facebook.

Xulka Soomaaliya ayaa 29-ka bisha Axada soo scota ciyaarta kama dambeysta ah la ciyaari doona xulka Tansania oo iyagana galabta ka soo adkaaday Kenya.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DHAGEYSO} Warka duhurnimo Ee Idaacada Hiiraanweyn Xarunteda Magaalada B/weyne

May, 23, 2018
Dhageysatayaasha  sharafta leh ee  Radio Hiranweyn ee Magaalada Baladweyne ee ku xiran Webkeena Www.Hiiraanweyn.net ama Hiranweyn.com Waxaan idin soo gudbineyna Warka ...

{DAAWO MUQAALKA} Maamulka Gobolka Iyo Shacabka oo Bilaaway Dhismaha Wadada Isku xirto Baladweyne Iyo Jeento Kundisho

May, 23, 2018
Waxaa dib loo bilaaway dayactirka wadada laami ah oo uu daadka bur buriyay wadadaas oo  isku xirto Bartamaha ...