Friday, May 25th, 2018
Advertisements
Advertisements

Man Utd Oo Go’aan Ku Gaartay In Awooda Ugu Sarreysa Kooxda Lasiiyo Tababare Jose Mourinho

Published on April 18, 2018 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha kooxda Manchester United ayaa ku faraxsan horumarka kooxda uu gaarsiiyay tababare Jose Mourinho.

Wargeyska Telegraph ayaa sheegaya in United ay sii wadi doonto taageerada lasiinayo tababaraha reer Portugal, kadib markii uu soo fariisiyay kaalinta labaad ee horyaalka Premier League kooxda.

Gudoomiyaha Manchester United ayaa dareensan in tababare Mourinho yahay shaqsiga kaliya ee hogaamin kara kooxda sannadaha soo aadan.

Si kastaba ha ahaatee, guddiga kooxda ayaa diyaar ula ah tababarahaan inay siiyaan dhaqaale uu dib udhis xogan ugu sameeyo kooxda Manchester United.

Madaxda United ayaa ku bixinaya wax waliba sidii ay kooxda ugu guuleysan laheyd tartamo kala duwan xili ciyaareedka soo aadan.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka dhacay BMagaalada Benghazi.

May, 25, 2018
Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay, 25 kalane wey dhaawacmeen kadib gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu ...

Kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay degmada Qansax-dheere

May, 25, 2018
Guddoomiyaha degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay Aadan Cabdi Qooqane ayaa waxa uu Idaacadda hiranweyn uga waramay kulan looga ...