Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Liverpool iyo Bournemouth oo la shaaciyey – Kabtan Henderson oo dib ugu soo laabtay Reds

0
8

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Bournemouth kulanka caawa ee horyaalka Premier League.

Liverpool ayaa kulankan soo dhaweynaysa kabtankeeda Jordan Henderson oo dib ugu soo laabtay kuna soo bilowday safka hore kulanka caawa ka dhacaya Anfield.

SHAXDA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Safka hore ee Liverpool: Karius, Alexander-Arnold, Van Dijk, Lovren, Robertson, Henderson, Wijnaldum, Oxlade-Chamberlain, Mane, Salah, Firmino.

Keydka Liverpool: Mignolet, Milner, Klavan, Moreno, Ings, Solanke, Woodburn.

Safka hore ee Bournemouth: Begovic, Ake, Francis, S. Cook, Daniels, Gosling, L. Cook, Fraser, Ibe, King, Defoe.

Keydka Bournemouth: Boruc, Surman, Pugh, Wilson, Smith, Mousset, Simpson.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here