Shaxda rasmiga ah kulanka Southampton Vs Chelsea kulan Conte shaxdiisa labo badal ku sameeyay

0
11

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay shaxda ay garoonka kusoo galayaan kooxaha Southampton Vs Chelsea kulan ka tirsan Premier League.

Cayaartan bilaaban doonto 2:30 pm duhurnimo xiliga geeska Afrika macalin Conte ayaa shaxdiisii todobaadkii hore labo badal ku sameeyay.

Conte ayaa keedka dhigay Antonio Rudiger iyo Victor Moses wuxuuna ku badalay Davide Zappacosta iyo Andreas Christiansen.

Fadlan hoos kaga bogo shaxda rasmiga ah ee Southampton iyo Chelsea garoonka kusoo galayaan ayadoo labadaan koox guul u baahan yihiin:

Southampton XI: McCarthy; Bednarek, Hoedt, Yoshida; Cédric, Romeu, Ward-Prowse, Bertrand; Tadić, Højbjerg, Long

Chelsea XI: Courtois; Cahill, Christensen, Azpilicueta; Zappacosta, Kanté, Fàbregas, Alonso; Willian, Hazard, Morata.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here