Friday, May 25th, 2018
Advertisements
Advertisements

Wargeyska Daily Nation Oo Cinwaan Liita U Adeegsaday Guushii Ay 17-jirada Somalia Ka Gaareen Dhigooda Kenya.

Published on April 23, 2018 by   ·   No Comments

Shabakadda Daily Nation oo la mataan ah isla margeyska ugu caansan dalka Kenya, ayaa cinwaan liita ka qoray guuldaradii ay qaranka Kenya ka qaateen dhigooda Somalia kulan ka tirsan koobka CECAFA U17 Challenge Cup ee ka soconaya Burundi.

Tartanka wuxuu marayaa heerka afar dhamaadka, balse 20-kii April ayey aheyd markii wiilaha Somalida ay dhagta dhiiga u dareen dhigooda markii ay 1-0 ku dhufeen, waxana goolka qura ee lagu silciyay xulka tabarta yar ee dariska dhaliyay Farhaan Duqow oo ah da’yar ka tirsan kooxda Gaadiidka.

“Soomaaliyada Liidata oo taranka CECAFA U17 kaga yaabisay Kenya” ayey cinwaan uga dhigeen, waxaana cinwaankaan qoray Vincent Opiyo oo ka tirsan qorayaasha ciyaaraha ee shabakadda Daily Nation.

Xulka Somalia waxey la ciyaari doonaan Semi Final-ka taranka dhigooda Tanzania, halka Kenya ay la ciyaari doonaan dariskooda Uganda.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka dhacay BMagaalada Benghazi.

May, 25, 2018
Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay, 25 kalane wey dhaawacmeen kadib gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu ...

Kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay degmada Qansax-dheere

May, 25, 2018
Guddoomiyaha degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay Aadan Cabdi Qooqane ayaa waxa uu Idaacadda hiranweyn uga waramay kulan looga ...