{DAAWO SAWIRADA} Fatahaada Wabiga oo saameysay Isbitalka Guud Ee Magaalada Baladweyne,

0
48

Isbitaalka guud ee degmada Baladweyne ayaa xirmay kadib markii ay karkaarada jabsadeen biyaha webiga ee ku fatahay baladweyne taasoo oo howl wadeenadu la tacaalayeen sidii loo xakameyn lahaa biyaha ama looga hor istaagi lahaa in ay biyo galaan isbtalka si aaney hoowsha isbitaalku aaney u xermin balse laguama guuleeysan dadaalkaasi.

 

Waxaa uu kamid ahaa goobaha fara ku tirska ah ee aaney biyaha galin balse culeyska biyaha oo marba marka ka danbeysa sii kordheysa ay sababtay in la xakameyn waayo biyaha sidaana ay albaabada isugu laabeen isbitaalka guud ee gobolka hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here