Wednesday, May 23rd, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Godoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Kormeeray Xaafadaha ay Fatahaada Godoomisay Magaalada Baladweyne

Published on May 15, 2018 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha Gobolka hiiraan cabdulaahi axmed maalin sufuroow  ayaa kormeeray  xafadaha ay godoomiyeen fatahaada Wabiga ee  Magalada Baladweyne,

 

Xafadaha uu kormeeray gudoomiyaha Gobolka ayaa waxaa ka mid ah buundoweyn kooshin iyo qeybo ka mid ah xaafada xawataako,

 

 

Cabdulaahi axmed Maalin sufurow ayaa waxaa u shegay in xaafadaha uu booqday uu ku so aarkay  dhibaato farabadan oo haysato dadka go doonka ah eek u jira xafadahaas,waxana uu balan qaaday in uu kaalmo dag dag ah gaarsiindoono,

 

Xafadaha qaar ayaa waxaa qariyay  biyaha uu so fatahay wabiga shabelle waxana  isku socodka magaalada uu noqday doon oo kaliya,

 

Maamulka hirshabelle iyo midka Gobolka hiiraan ayaa baaq u diray cidkasto oo ka qeyn qaadan karto kaalmeeynta dadka ay saameysay fatahaada wabiga ee shabeele ee Magaalada Baladweyne,

   

Cabdi Axmed xuseen 

Radio hiranweyn 

Baladweyne Hiiraan Somaliya 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DHAGEYSO} Warka duhurnimo Ee Idaacada Hiiraanweyn Xarunteda Magaalada B/weyne

May, 23, 2018
Dhageysatayaasha  sharafta leh ee  Radio Hiranweyn ee Magaalada Baladweyne ee ku xiran Webkeena Www.Hiiraanweyn.net ama Hiranweyn.com Waxaan idin soo gudbineyna Warka ...

{DAAWO MUQAALKA} Maamulka Gobolka Iyo Shacabka oo Bilaaway Dhismaha Wadada Isku xirto Baladweyne Iyo Jeento Kundisho

May, 23, 2018
Waxaa dib loo bilaaway dayactirka wadada laami ah oo uu daadka bur buriyay wadadaas oo  isku xirto Bartamaha ...