Friday, May 25th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA}Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee 15ka May Oo laga Xusay Degmada Buulo Burte

Published on May 15, 2018 by   ·   No Comments

15-ka May maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed kuna beegan aas aaskii Ururkii dhaliyarada SYL ayaa munaasabad lagu weyneynaayo lagu qeybtay Degmada Buulo Burte Ee Gobolka Hiiraan.

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada degmada Buulo Burte Ayaa Waxaa kasoo qeyb galay maamulka degmada buulo burte odayaasha dhaqanka ururka haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Degmada Buulo Burte  waxan ay  ku beegan markii la aas-aasay Ururkii gobanimo doonka Soomaaliyeed ee SYL sanadkii 1943kii.

Odashaasha iyo waxgaradkii kasoo qeybgalay munaasabada ayaa sheegay in maalintaan ay tahay maalin ku weyn umada soomaaliyeed waxaana dhalinyarada ay ugu baaqeen In ay ku daydaan dhalinyaradii 13ka ahaa SYL oo Xurnimada manta usoo dagaalamay

Gudoomiyaha dhalinyarada degmada Buulo Burte Xasan Axmad  Cilmi “Xasan geesdiir” waxaana uu sheegay in loo baahanyahay in dhalinyada soomaaliyeed u midoobaan sidaa dalkaan dhibaatooyinka la dageen ay u samata bixin lahaayeen isla markaana ay dib ugu soo celin lahaayeen sharaftii ay ka tageen dhalinyaradii SYL waxaana dhalinyarada soomaaliyeed iyo kuwa degmada Buulo Burte In ay Gacmaha is qabsadaan oo ay Ka  gudbaan qabyaalada iyo xumaanta ayna ogaadaan in ay dalkan leeyihiin iyagana uu sugayo.

Manta oo kale 15 ayaa laga xusaa dalka oo dhan iyadoona dadka soomaaliyeed ay u tahay maalin qaran.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka dhacay BMagaalada Benghazi.

May, 25, 2018
Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay, 25 kalane wey dhaawacmeen kadib gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu ...

Kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay degmada Qansax-dheere

May, 25, 2018
Guddoomiyaha degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay Aadan Cabdi Qooqane ayaa waxa uu Idaacadda hiranweyn uga waramay kulan looga ...