Friday, May 25th, 2018
Advertisements
Advertisements

Dowlada Germany oo xukuntay Nin ay ku eedeysay in uu xubin ka ahaa Ururka Al-shabaab

Published on May 15, 2018 by   ·   No Comments

Dowladda Germany ayaa xukun ku ridday Nin Soomaali ah oo lagu Magacaabo C/Qaadir,kaas oo lagu eedeeyay in uu ku biiray Al-shabaab.

C/Qaadir ayaa lagu eedeeyay in uu ku biiray Al-shabaab 2012kii,kuna tababartay xeryo Ciidan oo ay leeyihiin Al-shabaab,tabbaarkiisa ayaa lagu sheegay in uu ahaa adeegsiga Baskooladaha iyo Bambooyinka Gacanta laga tuuro.

C/Qaadir oo 20 jir ah waxaa lagu eedeeyay in isaga iyo 3 xubnood oo kale oo ay iskala tirsanaayeen AL-shabaab ay Masaajid ku yaalla Muqdisho ku dileen qof Masaajidka ka baxayay.

Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in C/Qaadir markii dambe loo xil saaray dilka shaqaalaha dowladda ee ka cunteynaya Maqaayadaha,waxaa uu toogtay mid ka mid ah shaqaalaha dowladda isaga oo dhaawacay.

Intaas kaddib AL-shabaab ayaa xirtay ilaa uu 2012kii ka baxsaday xabsiga AL-shabaab,islamarkaana galay dalka Germany,waaxaa dalka Germany lagu xiray Bishii Februay ee Sanadkii 2014kii.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka dhacay BMagaalada Benghazi.

May, 25, 2018
Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay, 25 kalane wey dhaawacmeen kadib gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu ...

Kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay degmada Qansax-dheere

May, 25, 2018
Guddoomiyaha degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay Aadan Cabdi Qooqane ayaa waxa uu Idaacadda hiranweyn uga waramay kulan looga ...