Wednesday, May 23rd, 2018
Advertisements
Advertisements

{MUQAAL} Maamulka G. Hiiraan oo Raashin u qeybiyey Dad ku Go’doonsanaa Xafadaha Baladweyne

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Maamulka gobolka hiiraan ayaa kaalmo raashin ah u qeybiyay dad ku go doonsanaa xafadaha Magaalada gaar ahaan xafada buundoweyn ee magalada Baladweyne,

Qaar kamid ah dadkii la gaarsiyay kaalmada rashin ayaa ka mahad celiyay raashinka maanta la so gaarsiyay waxana ay sheegeen in ay go doonsanaayeen mudo dheer oo biyaha ay magaalada ku jireen

Gudoomiyaha Maamulka gobolka hiiraan cabdulaahi axmed Maalin sufurow ayaa waxaa u shegay sababta ku dhalisay in kaalmo la gaarsiyay maanta  dadka ay fatahaada ku go doomisay xafada buunda weyn ay qeyb ka tahay kaalmada lagaarsiinaayo dadka ay saameysay fatahaada Baladweyne,

 

Waa markii labaad oo la gaarsiiyo gar gaar Raashin ah dad ku godoomay xafadahooda, horay maamulka waxaa u u gaarsiyay dadka ku godoonsanaa xafada howlwadaag ee Magalada Baladweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DHAGEYSO} Warka duhurnimo Ee Idaacada Hiiraanweyn Xarunteda Magaalada B/weyne

May, 23, 2018
Dhageysatayaasha  sharafta leh ee  Radio Hiranweyn ee Magaalada Baladweyne ee ku xiran Webkeena Www.Hiiraanweyn.net ama Hiranweyn.com Waxaan idin soo gudbineyna Warka ...

{DAAWO MUQAALKA} Maamulka Gobolka Iyo Shacabka oo Bilaaway Dhismaha Wadada Isku xirto Baladweyne Iyo Jeento Kundisho

May, 23, 2018
Waxaa dib loo bilaaway dayactirka wadada laami ah oo uu daadka bur buriyay wadadaas oo  isku xirto Bartamaha ...