WAR DEG DEG Ah:. Bisha Ramadaan Oo Caawa Laga Arkay Magaalada Baladweyne

0
18

Dadka ku sugan Xaafada kooshin ee Magaalada Baladweyne oo aan goordhow kula xariiray qadka Taleefanka ayaa shaaciyey in xaafadaasi caawa lagu arkay bisha barakeeysan ee Ramadaan.

in ka badan 20 Ruux oo is kugu jiro Macalimiin iyo odoyaal dhaqaneeyd kasoo baxaay masaajid ku yaalla xaafadaasi ayaa sheegay in fiidkii caawa lagu arkay xaafadaasi waxaana ay umada soomaliyed ugu hambalyeeyen Curashada bisha Barakeeysan ee Ramadaan

Goordhow Filo Wareeysiga 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here