Friday, May 25th, 2018
Advertisements
Advertisements

Wararkii U Dambeeyey Ee Deegaanka Tukaraq

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Wararka naga soo agaraya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow uu halkaasi ka bilaawday dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo kuwa Maamulka Soomaaliland.

Dagaalka kahor ayaa lagu soo waramayaa in ay jirtay madaafiic ay dhinacyada isku adeegsanayeen,waxaana hadda deegaankaas laga maqlayaa jug culus iyo daryanka hubka ay isku ridayaan.

Saakay ayaa waxaa la sheegay in labada dhinac ay Ciidamo aad u farabadan ay keeneen deegaanka Tukaraq,taas oo xiisada sii xoojisay.

Wasiiro ka tirsan Puntland ayaa ku sugan deegaanka tukaraq,waxaana wli jirin waan waan lag dhex wado laba ciidan ee wada dagaalamaya

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka dhacay BMagaalada Benghazi.

May, 25, 2018
Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay, 25 kalane wey dhaawacmeen kadib gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu ...

Kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay degmada Qansax-dheere

May, 25, 2018
Guddoomiyaha degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay Aadan Cabdi Qooqane ayaa waxa uu Idaacadda hiranweyn uga waramay kulan looga ...