{AKHRISO} Dowladda Soomaaliya oo go’aan adag ka soo saartay dhuufinta Dhuxusha iyo xaalufka deegaanka

0
50

War ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa digniin loogu jeediyey dadka ka ganacsada  dhoofinta Dhuxusha iyo soo saariddeeda taas oo  saameyn lixaad leh ku yeelatay xaalufinta deegaanka, nabadgelyada iyo dhaqaalaha, waxaana ay il weyn oo dhaqaale u noqoneysaa argagixisada Al-shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here