{DHAGEYSO} Barnaamijka Tartan aqooneedka Bisha Ramadaan Ee Idaacada Hiiraanweyn Ee Magaalada Baladweyne

0
66

Dhageystayaal waxa halkan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Tartan Aqoonedka Bisha Ramadaan ee Idaacada Hiranweyn ee Magaalada Baladweyne  waxana Barnaamijka ka qeyb qaadanaya Ururka Hormirinta Dhalinyarada  Gudoomiyaha gobolka xeer ilaaliya gobolka iskuulada cabdiraxmaan binu coof roodatul iimaan universal

Tartanka Maanta oo xiisa gooniya Xambaarsanaa ayaa u dhaxeyay Tartamayaasha kala ah

xaawo taako iyo october buulo burte

inta uu socday tartanka ayaa waxaa iskaga  baxay xaafada xaawo taako

oo u adgeeysan waayey su aalaha ay bixinayaan october oo iskugu jira kuwa laweydiiyey iyo kuwo faa ideeysi ah sidaas  darteed waxaa kusoo idlaaday

4 iyo 12 oo aay kuusha ku raacdey xaafada october buulo burte

waxaana sidaas usoo baxay xaafada october oo keesatay nibco dhan 28 iskudarka

labada tartan oo ay is argeen xaawo taako

barito waa kamadabeesta tartanka waxaana tartamaya

october buulo burte iyo buunda weyn in sha alaah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here