{DHAGEYSO} Deegaanka Xeraale oo Laga arkay Bilashada Bisha Ciidul Fidriga

0
35

Qaar kamid ah dadku kunool dagmada xeraale ee Gobolka galgaduud oo la hadlay idaacada Hiiraanweyn ayaa sheegay in ay arkeen bilashada bisha shawaal ama ciidul fidriga,waxana maalinta biri ah ay ugu bishaareeyeen umada soomaaliyeed in ay tahay maalinta 1 aad ee Ciidul fidriga,

dadka lahadlay idaacada ayaa sheegay in ay ahaayeen dadkii ugu horeyay ay aheyeen ee arkay dadka xeraale,

 

HOOS KA DHAGEYSO CODADKA DADKII ARKAY,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here