Maamulka Puntland oo amartay in Hawada laga saaro Telefishinka maamulka Somaliland

0
74

Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Maamulka Puntland ayaa amar ku siiyay  shirkadaha DSAT oo fadhigoodu yahay magaalada Garawe in ay hawada ka saaraan telefishinka Maamulka Somaliland ee SLNTV .

Shirkada ayaa lagu amray in Kanaalada Box-kooda ku jira ay ka saaraan Telefishinka ku hadla afka maamulka Somaliland sida ugu dhaqsiyaha badan , waxaana arintan kusoo aadeysa xili Somaliland iyo Puntland u dhaxeeyo dagaal toos iyo mid afka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here