Maxkamad Ku Taalla Jesiiradda Malta Oo Xukun Ku Riday Muwaadin Soomliya Ah

0
40

 

Muwadain Soomaali ah oo lagu magacaabo Daa’uud Sheekh Axmed ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda, isagoo lagu eedeyey inuu Xashiis iibinayey.

Eedeysanaha oo 23-jir ah waxa u uqirtay inay boliska ku soo qabteen isagoo haystay Xashiish Waaberigii hore ee isla shalay oo Axad ahayd.

Garsooraha Maxkamadda waxa uu Eedeysane Daa’uud Sheekh Axmed ku xukumay Xabsi 6 bilood ah, waxaana laga qafiifay Xukunkaasi oo lagu muteysan karo Xabsi 4 sanno ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here