{DAAWO SAWIRADA} Munaasabada Xiritaanka Tartan Aqooneedka Hiiraanweyn Iyo Abaal Marinta Guuleystayaasha Oo Kasocoto Baladweyne

0
170

Xaflada gabagada tartan aqooneedka bisha ramadaan ayaa manta lagu qabanayaa  magalada baladweynne ee xarunta gobolka hiiraan

Tartanka oo aqaneysay Idaacada Hiiraanweyn ayaa maal gilinyay maamulka Gobolka hiiraan Ururka dhalinyarada gobolka hiiraan iyo xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamada ciidamada qalabka sida oo si madax banaan uga qeyb qaatay .

Munaasabada xirtaanka waxaa ka qeyb galaya maamulka gobolka kan degmada marti sharaf iyo tartmayaashii bishii soon qaad ku tartamay idaacada hiiraanweyn

Sanadkan tartan aqooneedka idaacda hiiraanweyn waxaa ku guuleeystay xaafada October oo ka tirsan xaafadaha u tartamayay degmada Buulo Burte Ee gobolka hiiraan

Waxii ku saabsan munaasabada lagu abaalmarinayo laguna soo xirayo tartan aqooneedka Idaacada Hiiraanweyn Waxaad kala socon doontaa Hiiraanweyn.et