Shaxda rasmiga ah ee South Korea vs Mexico

0
31

Xulalka South Korea iyo Mexico ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo gali doona saacad kadib.

Mexico ayaa u baahan kaliya guul si ay galabta u xaqiijiso inay u soo baxday wareega 16-ka ee koobka adduunka kadib guushii ay horay uga soo gaartay Germany.

South Korea ayaa u baahan guul si ay uga badbaado inay ka harto galabta koobka adduunka.

Shaxda South Korea vs Mexico:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here