Shaxda Rasmiga Ah Kulanka England vs Panama – Dele Alli Oo Seegay & Loftus-Cheek Oo Kusoo Bilowday.

0
77

Tababare Gareth Southgate ayaa kaliya hal isbadal ku sameeyay shaxdii uu guusha kaga gaaray Tunisia, waxaana kooxdiisa ka maqan Dele Alli isagoo doortay inuu dhexda soo galiyo Loftus-Cheek.

Harry Kane ayaa hogaaminaya weerarka iyadoo looga fadhiyo inuu maanta qarankiisa u jaro tikidhka wareega 16-ka koobka Adduunka, wuxuuna heystaa sida la fahamsan yahay fursad uu goolal badan ku dhalin karo madaama awoodda Panama ay tahay mid si hoose loo qiimeeyay.

 

ENGLAND:

Pickford; Walker, Stones, Maguire; Trippier, Loftus-Cheek, Henderson, Young; Sterling, Lingard; Kane (c)

KEYDKA:

Butland (GK), Pope (GK); Rose, Dier, Vardy, Welbeck, Cahill, Jones, Delph, Rashford, Alli, Alexander-Arnold

PANAMA:

Penedo, Murillo, Escobar, Torres (c), Davis, Barcenas, Cooper, Gomez, Godoy, Rodriguez, Perez

KEYDKA:

Calderon (GK), Rodriguez (GK); Cummings, G. Torres, Diaz, Machado, Pimental, Arroyo, Ovalle, Tejada, Avila, Baloy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here