War Dag Dag Ah Qarax ka dhacay Goob uu ka Khudbaynaayay Ra’iisul Wasaaraha Wadanka Itoobiya

0
158

Wararka naga Magaalada Addis Ababa ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax uu ka dhacay meel uu ka khudbaynaayay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Warbaahinta Itooobiya ayaa sheegtay in Qaraxa lagu carqaladeynaayay Khudbadda Abiy Ahmed,islamarkaana ay ku dhaawacmeen tiro yar oo dad ah.

Banaanbaxa ayaa waxaa soo xaadiray Kumanaan ka mid ah Shacabka Itoobiya,kuwaasoo taageerayay Isbadelka dhaqaallaha ee dhawaan uu ku dhawaaqay Abiy Ahmed.

Boqolaal ka mid ah Ilaaladda Ra’iisul Wasaaraha ayaa hareeyay Abiy Ahmed markii uu qaraxu dhacay lama ogga Nooca Qaraxa.

Waxii kusoo kordho kala soco Hiiraanweyn.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here