WAR Deg Deg ah Maamulka Hirshabelle Oo Magacaabay Duqa Dagmada Baladweyne,

0
240

Wareegto ka sobaxday xafiiska wasiirka arimaha Gudaha ee Maamul goboledka Hirshabelle Maxamed cali caadle  ayaa lagu magacaabay duqa dagmada Baladweyne  kaaso oo horay shaqada looga joojiyay Duqii horre ee dagmada Cali cabdi mahad allae Cali dhuux,

 

si doo kale wareegtadan ayaa waxaa lagu magacaabay gudoomiye ku xigeenada Gobolka hiiraan waxana ka mid ah gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasada Gobolka iyo gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Dagmada Baladweyne,

Magacaabistaan ayaa waxaa ay ku so beegmeysaa xili duqii horre ee Baladweyne uu diiday shaqo joojin ay ku sameyeen Xafiiska wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka Hirshabelle,

 

HOOS KA AQRISO WAREEGTADA LAGU MAGACAABAY DUQA MAGAALADA,

Xilal Beledweyne

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here