Xasuuqa Yuhuudda ay ku hayso Shacabka Falastiin Oo Lo aqoonsaday Dembi Dagaal.

0
43

Hadal qoraal oo ay Hay’adda u dooda Xuquuqda Adaanaha ee Human rights Watch soo saartay ayaa lagu sheegay in Awoodahaasi ka dhanka ah Dibadbaxayaasha Falastiin ee aan hubeysnayn xadgudub ku tahay Qaanuunka Caalamiga.

 

Qoraalka Hay’adda waxa uu ku soo beegmay iyado uu Golaha Guud ee QM caawa cod u qaadi doono in la cambaareeyo Tacadiyadda Askarta Yuhuudda u geystaan Dibadbaxayaasha Reer Falastiin.

 

Tan iyo bishii Maarso 30-da ee sannadkan, Askarta Yuhuudda waxay toogasho ku dileen ugu yaraan 120 Falastiiniyiin aan hubeysnayn, halka in ka badan 3,800 oo kalena la dhaawacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here