Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii Belgium ay xasuuqday Tunisia {Hazard mise Lukaku}

0
83

Xulka qaranka Belgium ayaa xasuuqay dhigiisa Tunisia kadib markii ay uga adkaadeen goolal gaaraya ilaa 5-2.

Lukaku ayaa 2-gool u dhaliyay xulkiisa Belgium kulankii labaad oo xiriir ah, wuxuuna sidaas hogaanka gool dalinta kula qabtay Ronaldo.

Hazard ayaa isna labo gool galabta u dhaliyay xulkiisa, laakiin FIFA ayaa u dooratay kabtanka xulka ee Hazard xiddigii ugu fiicnaa ciyaarta.

Xulka qaranka Belgium ayaa sidaas ugu soo baxay wareega 16-ka ee koobka adduunka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here