{DAAWO MUQAAL} Duqa Muqdisho oo sheegay in la Maxkamadeynayo shaqaalaha dowlada hoose qaarkood

0
103

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahne Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in uu bilaawday qorsho lagula xisaabtamayo Shaqaalaha Maamulka gobolka Banaadir.

Waxa uu sheegay in Agaasime kasta iyo dhammaan laamaha kala duwan ee maamulka gobolka,xilligaan wixii ka dambeeya lala xisaabtami doono si meesha looga saaro in uu jiro qof isaga oo aan Shaqeyn mushaar iska qaata.

HOAAS KA DAAWO MUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here