{DAAWO MUQAALKA} Dabeeylo aan horay lo arag noocada ayaa Ka kacay Magalada Qardho

0
214

Dabeeylo aad u xoogan oo aan horay lo arag noocada ayaa Ka kacay Magalada Qardho kuwaas oo meelaha qaar sababay in ay joogsadaan ganacsigii magaalada,

Dadka kunool magaalada qardho ayaa sheegay in ay dhibaato xoogan ku qabaan dabeylaha ku so kordhay dagmadooda,

inta badan xiliyada xagaaga ayaa soomaaliya waxaa laga saremaa isbadal dhinaca cimilada kuwaas oo mararka qaad ay la qabsan wayaan dadka soomaaliyeed

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here