{DAAWO MUQAALKA} Dibad bax looga soo horjedo degaalka u dhaxeya qowmiyadaha Oramada iyo Somalida oo ka dhacay Nairob

0
95

Dibad bax looga soo horjedo degaalka u dhaxeya qowmiyadaha Oramada iyo Soomaalida oo ka dhacay Magaalada Nairob ee Dalka kenya,

qaar kamid ah dadkii ka qeyb galayay dibad baxa ayaa ku qeylinayay ha la joojiyo colaada u dhaxeyso oramada iyo soomaaliada ee ka socoto dalka Itoopiya,

 

                            HOOS KA DAAWO MUQAALKA,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here