{DAAWO MUQAALKA} Kulan Dhaxmaray Xubno Ka socdo Wasarada Owqaafta Iyo Shirkadaha Diyarada,

0
100

Kulankan maanta dhaxmaray xaubnaha ka socdo wasaarada owqaafta iyo diinta ee dowlada federaalka soomaaliya iyo shirkadaha diyaradaha soomaaliya ee ka shaqeeyo dulimaadyada xajka ayaa waxaa u ka dhacay dalka sacuudiga,

ujeedka kulanka ayaa si lo dhameyn lahaa muranka so kala dhaxgalay shirkadaha diyaradaha iyo Dowlada Soomaaliya,

                    HOOS KA DAAWO MUQAALKA OO DHAMEYSTIRAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here