{DAAWO MUQAALKA} Taliye Ay Magacaawday Dowlada soomaaliya oo diiday Kismaayo in uu Galo

0
167

Maamulka Jubaland Ayaa Dib usoo Celiyay Taliyihii Ciidamada Qeybta 43-Aad Oo Taliska Xooga Dalka Dowlada Soomaliya u magacaabay Deegaanadaasi

Madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Max’uud Sayid Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay sababtay ay Jubbaland u amartay in ay Muqdisho ku laabato diyaarad siday saraakiil uu hogaaminayay taliyaha cusub ee qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka Gen. Cali Max’ed Maxamuud (Bogmadoow), kaa oo ay dhawaan dowladda Soomaaliya Magacowday.
Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in aan lagala tashan magacaabista sarkaalka, isagoo xusay in warqad cabasho ku aadan arrintaasi ay hore ugu gudbiyeen dowladda balse aan waxba laga qaban.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here