{DAAWO MUQAALKA} Xabsiga Ogaden oo Masaajid loo bedelayo iyo Maxaabiistii ugu dambeysay oo laga sii daayey

0
144

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa ballan qaaday in la sii dayn doono maxaabiista ku xirin Xabsiga Dhexe ee Jigjiga oo ku magac dheer Jeel Ogaadeen

Wuxuu sheegay in Xabsigaas la xirayo, masaajidna loo badali doono si ay dadka ugu cibaadeestaan.

Waxaa shalay xabsigaas oo si xun loogu ciqaabo dadka laga sii daayey 150 maxbuus oo isugu jiray siyaasiyiin iyo dad kale oo intooda badan ku eedeysnaa iney ka tirsan yihiin jabhada ONLF.

HOOS KA DAAO MUQAALKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here