{DHAGEEYSO} Gudoomiyaha G/Banaadir Oo Sheegay In Maxkamad Lasoo Taagayo Shaqaalo Ka Tirsan Maamulkiisa

0
117

Guddoomiyaha gobolka Banaadir En,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in uu bilaawday qorsho lagula xisaabtamayo Shaqaalaha Maamulka gobolka Banaadir.

Waxa uu sheegay in Agaasime kasta iyo dhammaan laamaha kala duwan ee maamulka gobolka,xilligaan wixii ka dambeeya lala xisaabtami doono si meesha looga saaro in uu jiro qof isaga oo aan Shaqeyn mushaar iska qaata.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here