{DHAGEYSO} Culimadda Soomaaliyeed oo Ka Hadashay Khilaafka Ka Taagan Xajka

0
96

Acmaasha Xajka oo ah rukni kamid ah 5-ta tiir ee Diinta Islaamka ay ku taagan tahay ayaa hadana waxaa taagan muran ka dhashay go’aan dowladda Soomaaliya ka soo baxay oo ku saabsan in shirkado cusub lagu daro labadii shirkadood ee xajka u qaadi jiray xujeyda Soomaalida.

Waxayna taasi keentay  in xilkii laga qaado wasiirkii wasaaradda Arrimaha diinta iyo Awqaafta xukuumadda Soomaaliya, oo lagu eedeeyay in uu qeyb ka ahaa caqadaha soo wajahay arrimaha Xajka.

 

Dhanka kale Shekh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah Mashaa,iikhda Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa xaalada ka taagan arimaha Xajka wuxuuna ku baaqay in shacabka loo fududeeyo lagana ilaaliyo Xujeyda  khilaaf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here