{DHAGEYSO} Dhibaatada Haysato Dadka Soomaaliyeed ee ku nool Deegaanka Moyale ee Itoobiya,

0
94

Deegaanka Moyale ee dhinaca Itoobiya ayaa waxa la sheegayaa in halkaasi uu ka socdo dagaal la shegay inuu u dhaxeeyo qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromo-da.

Dad badan ayaa la sheegayaa in halkaasi lagu dilay, qaar kalana ay barakaceen.
Haddaba sida xaaladu ay tahay ayaa waxaa ka hadleyso  hooya Habiba Cali oo ku sugan magaalada Moyale.

 

Dhibaatada u dhaxeyso soomaalida iyo oramada ayaa mudo so socotay ilaa iyo hadane maijirto cid wax ka qabatay dhibaatada loo geysanaayo dadka soomaaliyeed ee ku nool dagmada Moyaale itoopiya,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here