Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Hodan

0
118

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabey degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye Yariisow ayaa waxaa Gudoomiyaha Degmada Hodan loogu Magacaabay C/xakiin C/raxmaan Ciise Dhagajuun kaas ok la filayo in uu dhawaan xilka la wareego.

Guddoomiyaha degmada Hodan ayaa waxaa horay u ahaa Maxamed Axmed Cantoobo,balse laga qaaday,ka dib markii loo magacaabay Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here