{DAAWO MUQAALKA} Kheyre oo dhagax dhigay wado muhiim u ah bilicda Magaalada Muqdisho

0
180

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax dhigay wadada Xeebta Liido ee degmada C/Casiis.

Wadadaan oo burbursaneyd 28 sano ee la soo dhaafay ayaa hada waxaa la saaraya sida qorshaha uu yahay laami cusub.

Lacagaha lagu dhisayo wadadaan 25% waxaa bixinaya Xukuumada uu hogaaminayo Ra’isal Wasaare Xasan Cali Khayre.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here