{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka Maaliyada Soomaliya oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Yurub

0
155

 

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Yurub oo ay ka wada hadleen arrimaha Soomaaliya.

Wasiir Beyle ayaa sheegay in Wafdiga ka socda Midowga Yurub ay ka wada hadleen taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Dowladda Soomaaliya, isagoona dhanka kale tilmaamay iney ka go’an tahay iney ka wada shaqeeyaan horumarka dalka.

‘Waxaan maanta xafiiskayga ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Yurub oo aan ka wada hadalnay taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Dowladda Soomaaliya, waxaana naga go’an inaan ka wada shaqeyno horumar ka dalka”. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here