War Deg Deg ah.Axmad Shide oo ah Wasiirka Isgaarsinta ee Ethopia ayaa lo Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga DDSI

0
302

Axmad Shide oo ah Wasiirka Isgaarsinta ee Ethopia ee xukumada Abii axmed ayaa goor dhow loo Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacab Soomaalida Ethopia kadib shir mudo dheer ka socday Magaalada Adis ababa .

Go’aanka ayaa kasoo baxay Shir Maalmihi udanbeeyay kasocday Magaalada Adis ababa kas oo ay qeyb ka ahaayeen masuliyiintii hore ee Dowlada deegaanka Soomaalida ee Itoopiya.

Xilka Gudoomiyaha XDSHSI waxa hore uhaayay Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihi hore ee DDSI,

FAAH FAAHIN LA SOCO WARARKEENA DANBE INSHA ALLAH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here