WAR DEG DEG Ah:-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shaqo ka joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda XFS.

0
179

War qoraal ah oo uu Bartiisa twitter-ka soo dhigay Wasiirka Warafafinta xukuumadda Soomaaliya Dahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa Shaqadii looga jiijiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Muqtaar Mahad Daa’uud.

Sababaha ugu weyn ee Shaqa joojinta ayaa waxaa lagu sheegay in  khilaafkii waayadaan jiray,iyada oo dhawaan Xarunta Wasaaradda ay tageen Ciidamo boolis ah si ay u soo xiraan Wasiir ku xigeenka balse arrintaasi la xaliyey,iyada oo lagu eedeynayey arrimo musuq maasuq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here