Arsenal oo guul muhiim ah ka heshay Everton

0
134

Inkastoo macalin Emery kooxdiisa Arsenal qaybtii hore lagu adkeeyay hadana qaybta labaad ayaa Everton la kala diray.

Arsenal ayaa 2-0 guusha kaga Everton waxaana goolasha u dhaliyeen A. Lacazette daqiiqadii 56-aad iyo P. Aubameyang daqiiqadii 59-aad Waxaana labada gool caawinaad ka geestay Ramsey.

Arsenal waxay gaartay 5-guul oo xariir ah dhamaan tartamada kala duwan si gaar ah afartii kulan ugu dambeesay EPL ayay guuleesteen.

Gunners haatan 12-dhibcood ayay leedahay waxayna ku jirtaa kaalinta 12-aad waxaana amaan gaar ah mudan macalin Emery oo kooxdiisa dib u abaabulay markii labada kulan ugu horeesay laga badiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here