{DAAWO MUQAALAK} Wax ka baro Taariikhda Dalka Soomaliya Oo Soo Maray Aabo 122 sano Jir Ah

0
194

Maxamed Xuseen Xaaji waa 122 sanno jir ku nool Muqdisho, wuxuu Cali Ducaale oga waramay dowladd ka talin jirtey 1930 meelahaa Muqdisho, Warshiikh iyo Marka oo ay madax u ahayd islaan la oran jiray Faadumo Il-cad oo ilbaxnimaddeedii mamul ka baratay Turkey.

Xamar waxaa ku noolaa 50 Qof oo laga war qabay, isagaa dadka soo galaya Maxamed qaarkood damiin ka ahaa. Bal sheekada na dhex martey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here