{DAAWO MUQAALKA} Askarikii Baladweyne ku dilay Wadde mooto Bajaaj oo Maxkamadda Ciidamada La hor keenay

0
404

Askarikii Magaalada Baladweyne ku dilay Wadde mooto Bajaaj ayaa Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida La hor keenay si cadaalada loo waafajiyo,

Goobta ay ka dhaceysay maxkamadeynta oo aheyd magaalada Baladweyne ayaa waxaa ku sugnaa qaar kamid ah ehela murxuun yaasiin cali saney iyo ehelada askariga dilka geystay,

       HOOS KA DAAWO MUQAALKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here