{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Ali Gacal Cisir oo ka so horjeestay Xilka qaadistii lagu sameeyey

0
163

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir ayaa ka hadlay xil ka qaadis maanta Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulkaasi ku sameeyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir.

Cali Gacal ayaa sheegay in dadka hoolka ku shiray ee xilka ka qaaday aysan aheyn Xildhibaanada Galmudug, waxa uuna tilmaamay in dadkaasi ahaayeen dad shacab ah iyo xubno dhinac Galmudug kasoo galay Baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here