{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyanaha Koofur Galbeed Oo Sheegay In Aysan Xiriirka U Jarin Dowlada Soomaliya

0
110

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif xasan Sheekh ayaa eedeyn u jeediyey dowladda Federaalka Soomaaliya,isaga oo sheegay inaysan raali ka aheyn in dalkaan uu ka Shaqeeyo nidaamka federaalisim-ka.

Isaga oo ku sugan Magalada Baydhabo ayuu ugu baaqay Shacabka Maamulka Koonfur Galbeed inay difaacdaan federaaliisim-ka oo la doonayo in la burburiyo sida uu hadalka u dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here