{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Waare oo si Adag u Weeraray Dowlada Soomaliya

0
117

Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa Muqdisho ku soo dhaweeyey ku xigeebnkiisa Cali Guudlaawe Xuseen,Xildhibaano iyo Mas’uuliyiin kale.

Madaxweyne Waare oo Warbaahinta ka hadlay ayaa marka hore cambaareeyey weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Maanta lagu qaaday Xarunta Maamulka degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir.

Waxa uu sidoo kale sheegay in shirkii ka dhacay Magalada Kismaayo uu ahaa mid ku soo aaday waqti xasaasi ah,isla markaana shirkaas qodobadii ka soo baxay ay ahaayeen kuwo mudo badan qalbigooda ku jiray balse si nabad ah ay wax ku raadinayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here